U Fududee Macaamiishaada inay Hal Meel ka Arkaan Wax Walba oo Aad u Hayso
Ku dhis website-ka ganacsigaaga wax ka yar 5 daqiiqo
Ganacsiyada VIP-da ee ugu Caansan
Ganacsiyadaan waxay isticmaalaan Xirmada VIP-da ee Suuqify si ay u helaan kumanaan macaamiil ah maalin kasta.
Wax kasta oo aad u baahan tahay si aad online wax ugu iibiso
Waxaan meesha ka saarnay dhibaatadii website-yada waaweyn ee qaalliga ahaa.
Dalab Hal Gujis ah oo WhatsApp ah
Macmiilku marka uu doorto Alaab ama Adeeg, hal gujis ayuu kugu soo dirayaa fariin habaysan oo toos ugu furmaysa WhatsApp-kaaga.
Loogu Talagalay barahaaga bulshada oo dhan
Link-gaaga Page ka Ganacsigaaga wuxuu si xawaare sare leh ugu furmayaa browser-ka gudaha ee barahaaga bulshada oo dhan.
Lacag-bixinta Maxalliga ah
Ma jirto Master Card ama PayPal heshiisyada waxaad ku bixinaysaa EVC Plus, Zaad, Sahal, iyo eDahab.
Xulashooyin Fudud (Dynamic Options)
Alaab ama adeeg kasta u yeel cabbirkiisa, midabkiisa, ama muddadiisa si macmiilku si sahlan ugu doorto.
Xawaare Aad u Sarreeya
Wuxuu ku furmayaa ilbiriqsi ka yar, xitaa haddii internet-ka macmiilku daciif yahay ama uu mobile isticmaalayo.
Calaamadda Rasmiga ah (Verified)
Dhis kalsoonida macaamiishaada adigoo helaya calaamadda hubinta ganacsiga ee Suuqify.
Sida ay u Shaqeyso Suuqify
Kaliya 3 tallaabo oo fudud ayaa kugu xiraya Ganacsigaaga.
Abuur Ganacsigaaga
Ku gal akoonkaaga Google, dooro magaca Ganacsigaaga iyo lambarkaaga WhatsApp-ka ee dalabka.
Soo Bandhig Waxaad Haysid
Soo geli sawirrada, qiimaha, iyo faahfaahinta waxa aad iibinayso ama adeeg ahaan u bixinayso adigoo isticmaalaya dashboard-kaaga.
La wadaag Website-kaaga & Hel Dalabyo
Link-ga Website-kaaga (suuqify.com/Ganacsigaaga) ku soo bandhig dhammaan barahaaga bulshada. Macaamiishu waxay si fudud u arkaan wax kasta oo kuu yaalla, toosna WhatsApp ugu soo dalbanayaan!
Dooro Xirmada ku Habboon Ganacsigaaga
Ku bixi qaababka fudud: EVC Plus, Zaad, Sahal, ama eDahab.
Tijaabo Bilaash ah (Free Trial - 7 Maalmood)
- Soo bandhig ilaa: 15 Adeeg/Alaab
- Xiriirka tooska ah ee WhatsApp
- Website ganacsi oo casri ah & QR Code
Xirmada Biloowga (Starter)
- Soo bandhig ilaa: 30 Adeeg/Alaab
- Xiriirka tooska ah ee WhatsApp
- Website ganacsi oo casri ah & QR Code
Xirmada Kobaca (Growth)
- Soo bandhig ilaa: 75 Adeeg/Alaab
- Xiriirka tooska ah ee WhatsApp
- Website ganacsi oo casri ah & QR Code